in

iOS 17 ayaa sooo baxay – Bandhigga Apple June 2023 wax badan ka ogow.



Bandhigga Apple oo isbuucaan dhacay ayay kusoo bandhigtay nidaamyo iyo qalab cusub sida new 15-inch MacBook Air, Mac Studio, Mac Pro. iyo nidaamyo cusub sida iOS 17, iPadOS 17, macOS Sonoma, iyo watchOS 10.

Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.

Igala soco:
Facebook: http://facebook.com/EngYuyu
Instagram: http://www.instagram.com/Eng_Yuyu
Twitter: http://twitter.com/EngYuyu7

===================================
#eng_yuyu #ios17

Share this:

9 Comments

  1. sxb hal cilad ayaa iga hesto talefonka iphone xs max keyga sida u isticmalayo mise muqal filam aan u firsanyo waa is daminaa maxaa keeni karo update neh waa maryy mrka wllka maxaa sameeya